jebis
(m.l)1. In is haysata oo kol meel ka jabta ama ka go'da. 2. (-syo, m.dh) Ood weyn oo is haysata oo kol la gooyo; tis. 3. Rarada iwm meesha afka ah ee laga laabo. 4. J. ah: waddo weyn oo aan la falin ee maritaan keliya ku samaysantay. 5. Laba dawlis oo laysku soohay. 6. J. ah: ceel markaas la qoday. 7. ld jebin.
jebis
(m.dh)ld jebiso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jebis ↴
yake [m.l]
1. Ganaax weyn oo la saaro cid jebisey xeer u degsan bulsho dhaqan wadaag leh. 2. ld yeeg.
bikrajebis [m.l]
ld bikrajebin.
carjebis [m.l]
ld carjebin.
catajebis [m.l]
ld cashatebid.
dhabarjebis [m.l]
ld dhabarjebin².
ganaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixis.
hammajebis [m.l]
ld qalbijebin.
himmadjebis [m.l]
ld himmajebin.
himmajebis [m.l]
ld himmajebin.
iljebis [m.l]
ld iljebin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg