jebiso
(m.dh) (-ooyin, m.l)Halaq weyn, u eg abeesada oo waxa ay ugaarsanayso isku duubta kaddibna burburisa. ld jebis².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jebiso ↴
jebis [m.dh]
ld jebiso.
jebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax is haystay xoog u kala qaybin. 2. Wax taagnaa dumin. 3. Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn. 4. Xoolo iwm kala qaybin. 5. Sharci ku xad gudbid. 6. Col iwm baabi'in. 7. Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin. 8. Ka j.: shax, jar iwm cid dhawr jeer badisay ka badin. 9. Sicir yarayn (ganacsi). ld jabi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg