jeclaan
(m.f.dh)

eeg jecel. ld jeclaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeclaan

bog [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1.(f.g) Wax qabya ahaa dhammaysitirid. 2. (f.g) Hawl billaabid oo dhammaystirid. 3.(f.mg) U b.: wax jeclaan: hadalkiisaan u boggay.

dagaaljeclaan [m.f.dh]
eeg dagaaljecel. ld dagaaljeclaansho.

dagaaljeclaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dagaaljeclaan.

doorbid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax wax kale ka jeclaansho; fadilid.

gacaltooyo [m.dh]
Is jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).

jeclaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jeclaan.

majeero [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
1. Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho. 2. Wax ku dhaygagid.

xiiso [m.l]
Wax la jeclaan jiray, kolka danbe oo la helo, rabitinka la iska dareemo ama loo qaado ama lagula dhaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg