jeebid
(m.f.dh)

eeg jeeb².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeebid

jeeb [m.l]
Meel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan.

jeeb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax si tartiib ah u goyn. 2. Ka j.: wax, wax kale iyadoo inta dheeriga ah laga jarayo la ekeysiin. 3. Ka j.: cid dembi ay gashay ka gudid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg