jeeble
(m.l) (-layaal, m.l/dh)1. Ganacsade yar oo badeecada la wareega. 2. Qof sigaarka ku gada bannaanka.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeeble ↴
jeeb [m.l]
Meel wax lagu rito oo dharka la gashado ku tolan.
jeeb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax si tartiib ah u goyn. 2. Ka j.: wax, wax kale iyadoo inta dheeriga ah laga jarayo la ekeysiin. 3. Ka j.: cid dembi ay gashay ka gudid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg