jeedalid
(m.f.dh)

eeg jeedal². ld jeedlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeedalid ↴

jeedlid [m.dh]
ld jeedalid.

jeedal [m.l] (-llo, m.dh)
Suun adag oo dabo la qabsado leh oo fardaha iwm lala dhaco si ay orodka u badiyaan; nadi. ld jeydal.

jeedal [m.l]
(baay.) Shaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga helo oogaada unugyada qaarkood, gaar ahan unugyada taranka ee socda. Tusaale ahaan isbeermatosowa, bakteeriya iyo qaar ka mid ah borotosowa.

jeedal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
Jeedal wax la dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg