jeedin
(m.f.dh)eeg jeedi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeedin ↴
eedayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Eed isu jeedin.
eedee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cid eed u jeedin.
haaraan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin. 2. Cid ceebeyn.
nacalad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².
tacsiyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
U t.: cid laga dhintay hadallo samirsiin ah u jeedin.
waani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid waano u jeedin.
wacdi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Waano diimeed oo xumaha laysaga reebayo samahana laysku farayo dad u jeedin; waanin; hanuunin.
xaarxaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Canaan kulul cid u jeedin.
afgarooc [m.l] (-cyo, m.dh)
Qof aan hadalka si fiican u jeedin karin; aflaawe.
aflaggaaddee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ddeeyay, -ddeysay)
Hadal aflaggaaddo ah cid u jeedin.
jeed [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Sii j.: cid dhabarka xijin. 2. Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid). 3. U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.