jeedsii
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iiyay, -iisay)

U j.: cid dusha wax ka tusid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeedsii

hoji [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax socda joojin. 2. (f.mg) U h.: cid wax u jeedsiin.

jeedsiin [m.f.dh]
eeg jeedsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg