jeegaanbeeg-cuf
(m.l) (-gyo ..., m.dh)(fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoonno neef ah iyadoo la fiirinayo saamiga ay isuyihiin saldanabka ayoonnada iyo cufkoodu.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeegaanbeeg-cuf ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg