jeelbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Jeel ka bi'in. 2. Xoolo dhanaan ku filan siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeelbixi ↴
jeelbax [m.l]
1. Wax jeelka bi'iya. 2. J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay. 3. ld jeelbixid.
jeelbixid [m.f.dh]
eeg jeelbax². ld jeelbax¹ (3).
jeelbixin [m.f.dh]
eeg jeelbixi.
jeelgoo [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-gooyay, -goysay)
Xiisag-goyn; jeelbixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg