jeesjees
(m.l)1. Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco. 2. ld jeesjeesid.
jeesjees
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)Hadal kibir iyo digasho ku jirto cid u jeedin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jeesjees ↴
dallal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Cid ku jeesjeesid.
jeesjeesid [m.f.dh]
eeg jeejees². ld jeesjees¹ (2).
kajan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ku k.: cid ku jeesjeesid.
khaayir [m.l]
Si yasid iyo jeesjees leh oo cid loo fiiriyo.
khaayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Si yasid iyo jeesjees leh cid u fiirin.
likaaco [m.dh]
Hadal jeesjees ah.
likaacoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ka l.: cid ku jeesjeesid.
qosol [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-slay, -soshay; -sli)
1. Ilkacaddayn, iyo cod isku darid farxad awgeed. 2. Ku q.: cid ku jeesjeesid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg