jel
(m.l) (-lal, m.l)(fiis.) Heehaab layofilik ah oo caadi ahaan deggan laakiin lagu khasbi karo, marka uu ku suganyahay xaalado gaar ah, inuu qayb xinijiroobo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jel ↴
jalladan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
Wax la jilladay noqosho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan¹, jilladan¹.
jalladan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la jilladay ahaansho (maqaar iwm). ld jalledan¹, jelledan², jilladan².
jalladasho [m.f.dh]
eeg jallado. ld jalladad, jelledasho, jilladad, jilladasho.
jalladmid [m.f.dh]
eeg jalladan¹. ld jelledmid, jilladmid.
jalladnaan [m.f.dh]
eeg jalladan². ld jalladnaansho, jellednaan, jelled-naansho.
jallado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-atay, -adatay)
Indho xirribtooda kor u laabid. ld jelledo, jillado.
jeldi [m.l]
ld jildi¹.
jeldi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
ld jildi².
jeldisasho [m.dh]
ld jildisasho.
j [m.dh]
(ja') Xarafka tobnaad ee xuruufta
soomaaliga, ahna shibbane.