jengeli
(m.l) (-iyo, m.dh)

Nin aan ilbax ahayn; badaw.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jengeli

jengeliyad [m.dh]
Haweenay aan ilbax ahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg