jidhaan
(m.dh) (-aamo, m.l)

Biyo fariisin yar. ld dhiijaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jidhaan

dhijaan [m.dh]
ld jidhaan.

sinjidhaan [m.l] (-ammo/-nyo, m.dh)
1. Qof aan lahayn wanaaggii lagu yiqiin dadkii uu ka dhashay. 2. Qof xun.

sinjidhaannimo [m.dh]
Sinjidhaan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg