jidiin
(m.l) (-iimo, m.dh)1. Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha. 2. Dhuuniga la cuno; gasiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jidiin ↴
jadiin [m.l] (-nno, m.dh)
1. ld jidiin. 2. Cunto.
jidiindhuumid [m.f.dh]
eeg jidiindhuun².
jidiindhuun [m.l]
Afka iyo dhuunta oo oon dartiis la qallalaan.
jidiindhuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uunay, -uuntay)
Harraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.
jidiinqallal [m.l]
1. Hunguriga oo oon dartii engega. 2. ld jidiinqallalid.
jidiinqallal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Hunguriga oon dartiis engegid.
jidiinqallalid [m.f.dh]
eeg jidiinqallal². ld jidiinqallal¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg