jidiindhuun
(m.l)

Afka iyo dhuunta oo oon dartiis la qallalaan.

jidiindhuun
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-uunay, -uuntay)

Harraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jidiindhuun

jidiindhuumid [m.f.dh]
eeg jidiindhuun².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg