juno
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)ld junuf.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juno ↴
firinfirle [m.l]
Neef mar hore dhalay oo caano yareeyay oo aan la caweysimin ee geeljiruhu fiidka hore maalo; juno.
jinaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Qof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², junuun².
jinaabid [m.f.dh]
eeg jinaab. ld junoobid, junubid, junuubid, junuunid.
jinaabo [m.dh]
Qubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, junub¹, junuub¹.
junoobid [m.dh]
ld jinaabid.
junow [m.l]
ld jinaabo.
junow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-obay, -owday)
ld jinaab².
junuf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
J. ah: neef dhaqayo ah oo caano yareeyey. ld juno.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg