kaarad
(m.dh) (-do, m.l)

Kiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaarad

kaar [m.l]
1. Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato. 2. Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto. 3. ld kaarid.

kaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Xanuun laxow badan dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg