kaarran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof cartamay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaarran

kaarranaan [m.f.dh]
eeg kaarran. ld kaar-ranaansho.

kaarranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kaaranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg