kaasho
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-shaday, -shatay)

Hawl wax u adeegsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaasho

kaashad [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg kaasho. ld kaashi.

kashkaasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shtay, -shatay)
Aqal kashkaash ku goglasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg