kaayo
(mu.dhm.ly)Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aysan ku jirin. Tus. “Waa isku kaayo mid”. ld kayo¹. .
kaayo
(dk.lh.l) (-kaayo)ld kaayaga².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaayo ↴
kaayaga [dk.lh.l] (-kaayaga)
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Dalkaayaga ayaa ka ballaaran dalkiinna”. ld kayaga2, kaayo², kayo².
kayo [mu.dhm.ly]
ld kaayo¹. .
wakaayo [m.dh]
Hanti yar oo xoolo nool ah.
xikaayo [m.dh]
Halxiraale gaar ah oo dhallin-yarada ragga iyo dumarku isu jeedin jireen waayadii hore marka ay haasaawayaan.
xikaayoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Xikaayo sheegid.
xikaayood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg xikaayoo.
kaa [mu.ti.l] (kuwaas, w)
ld kaas(1)
kaa [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
kaa [dk.lh.l] (-kaa)
ld kaaga(2).
kaa [dk.ti.l] (-kaa)
ld kaas(2).