kordhis
(m.l)

ld kordhin.

kordhis
(m.l)

Khudaar la cuno oo ka baxda dhul-beereedka, meelaha carro-madowga ah, waqtiga roobka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kordhis

baamiye [m.l]
Qudaar dhuudhuuban oo yare xoodan ee maraqa lagu dhireeyo, oo dhadhan wanaagsanna ku kordhisa.

ballaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho. 2. Wax ballaciisa weyneysasho.

beekhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.

biirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax la kaydinayo hadba in ku kordhisasho..

daro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho. 2. Ku d.: qof, qof kale u guurin. 3. Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho. 4. Isku d.: isku qasasho.

dulsaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Lacag la amaahday faa'iido dheeraad ah ku kordhisasho.

kordhin [m.f.dh]
eeg kordhi. ld kordhis.

kordhisasho [m.f.dh]
eeg kordhiso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg