kuurkuurso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Iyadoo la fadhiyo dhaqdhaqaaqid ama nuuxnuuxsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuurkuurso

kuurkuursasho [m.f.dh]
eeg kuurkuurso. ld kuurkuursad, kuurkuursi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg