kuusad
(m.dh) (-do, m.l)

Weel dhoobo ka sameysan oo biyaha lagu shubto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuusad

kuus [m.l] (-sas, m.l)
1. Wax buuran ama qaab kankoonsan leh. 2. K. lacag ah: lacag badan oo wax qiimo leh goysa.

kuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Wax badan meel yar isugu keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg