kuusid
(m.f.dh)

eeg kuus².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuusid

fooci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax kor u soo kuusid. 2. Jago ka qaadid (qof).

kuuskuusid [m.f.dh]
eeg kuuskuus.

kuus [m.l] (-sas, m.l)
1. Wax buuran ama qaab kankoonsan leh. 2. K. lacag ah: lacag badan oo wax qiimo leh goysa.

kuus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Wax badan meel yar isugu keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg