kuuti
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Si aayar ah u socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuuti ↴
kuutin [m.f.dh]
eeg kuuti. ld kuutis.
kuutis [m.l]
ld kuutin.
kuutiyad [m.dh] (-do, m.l)
Doonyo waaweyn oo qonjadda u eg oo dalka Hindiya lagu sameeyo.
makuuti [m.l]
Caws guryaha carshaanta ah la saaro oo laga sameeyo geedka qunbaha.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg