kuutiyad
(m.dh) (-do, m.l)

Doonyo waaweyn oo qonjadda u eg oo dalka Hindiya lagu sameeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kuutiyad

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg