laabad
(m.l)ld laabasho. laabasho
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabad ↴
laabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laabo. ld laabad. laabad, laabo
laabato [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2. ld laabad. laabad
laablaabad [m.l]
ld laablaabasho.
laallaabad [m.l]
ld laablaabasho.
guho [m.dh]
1. Foolxumo. 2. Laabad; goolad.
hillaabad [m.l]
ld hullaabasho.
hullaabad [m.l]
ld hullaabasho.
jillaabad [m.l]
ld jillaabasho.
wareeg [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Socod aan dan la lahayn. 2. Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg