laabato
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2. ld laabad. laabad

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabato

guluc [m.dh]
1. Rogrogmadka isha guruxeeda. 2. Meel laabato ah; guho.

kalaggoys [m.l] (-syo, m.dh)
1. Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato. 2. Laba waddo meel ay iska gooyaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg