laabid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laab4. ld laabis², laabniin. laab, laabis, laabniin
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabid ↴
laabis [m.dh]
ld laabid. laabid
laablaabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaab². ld laallaabid.
laabniin [m.l]
ld laabid.
laallaabid [m.dh]
ld laablaabid.
bilaabid [m.f.dh]
eeg bilow². ld billaabid.
billaabid [m.dh]
ld bilaabid.
celi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax soo socda dib u laabid. 2. U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn. 3. Wax socda hakin. 4. Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn. 5. Iska c.: wax iska difaacid. 6. Ka c.: wax ka reebid.
ciddillaabid [m.f.dh]
eeg ciddillaab².
dalaabid [m.dh]
1. ld dalow 1. Dal qalaad iska aadid. 2. eeg dalaaw².
laab [m.l] (-bab, m.l)
1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro.
laab [m.l (jool.)] (-bab, m.l)
Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
laab [m.dh]
1. Jirka dadka soo jeedka inta u
dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
2. Qalbi; niyad.
laab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.