laabis
(m.l) (-syo, m.dh)ld laabis. laabis
laabis
(m.dh)ld laabid. laabid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabis ↴
laabbis [m.l] (-syo, m.dh)
Qalin qori ah oo dhexda dhuxul madow uga jirto; qalin rasaas. ld laabis. laabis
laabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laab4. ld laabis², laabniin. laab, laabis, laabniin
tallaabis [m.l]
ld tallaabin.
tillaabis [m.l]
ld tallaabin.
laab [m.l] (-bab, m.l)
1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro.
laab [m.l (jool.)] (-bab, m.l)
Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
laab [m.dh]
1. Jirka dadka soo jeedka inta u
dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
2. Qalbi; niyad.
laab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.