laabjeex
(m.l)

(daaw.) Kulayl iyo xanuun wada socda oo laga dareemo jadiinka iyo caloosha. ld laabqarrar. laabqarrar

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabjeex

laabqarrar [m.l]
ld laabjeex.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg