laabla'
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'aa, -'ayd)

Qof aan xusuus lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabla'

laabla' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Qof aan xusuus lahayn ahaansho.

laabla'aan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laabla'. ld laabla'aansho. laabla', laabla'aansho

laabla'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laabla'aan. laabla'aan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg