laablaab
(m.l)Xeelad dan lagu fushanayo. ld laallaab. laallaab
laablaab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab². laallaab
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laablaab ↴
laablaabad [m.l]
ld laablaabasho.
laablaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay)
Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹.
laablaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².
laablaabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaabo. ld laablaabad, laallaabad, laallaabasho.
laablaabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaab². ld laallaabid.
laablaabmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaaban¹. ld laallaabmid.
laablaabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaaban². ld laablaabnaansho, laallaabnaan, laallaabnaansho.
laablaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laablaaban.