laablaaban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay)Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹.
laablaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laablaaban ↴
laablaabmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaaban¹. ld laallaabmid.
laablaabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaaban². ld laablaabnaansho, laallaabnaan, laallaabnaansho.
laablaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laablaaban.
laallaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay)
ld laablaaban¹.
laallaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld laablaaban².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg