laabnaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)ld laabnaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabnaansho ↴
laablaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laablaaban.
laabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laaban². ld laabnaansho, laabni.
laallaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laablaabnaan.
laballaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laballaabnaan.
labanlaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laballaabnaan.
qoolaabnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qoolaabnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg