laabqoyan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Qoray iwm oo aan si fiican u engegin ee lidda ka qoyan.

laabqoyan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabqoyan

laabqoyanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laabqoyan². ld laabqoyanaansho.

laabqoyanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laabqoyanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg