laabraac
(m.l)U bogid wax loo bogo oo niyadda laga jeclaysto.
laabraac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)Wax loo bogo laabta ka raacid, ka jeclaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabraac ↴
laabraacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laabraac².
muho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
1. Wax ku hungoobid. 2. U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid. 3. U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg