laabtaxaw
(m.dh)(c.nafl.) Carjaw yar oo ka lulata lafta sakaarka dhankeeda hoose. ld laabxuunsho, labxo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabtaxaw ↴
laabxuunsho [m.dh]
ld laabtaxaw.
labxo [m.dh]
ld laabtaxaw.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg