laacib
(m.l) (-byo/-biin, m.dh)Qof ciyaar aad u yaqaan; xariif; xarfaan; .
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laacib ↴
xarfaan [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg xariif. laacib;
xariif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
(xarfaan, m.dh) 1. Qof xeelad badan. 2. Qof caqli badan. Xarfaan; Laacib.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg