laafyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Iyadoo la iswaydaarinayo gacmaha marka la soconayo horay iyo gadaal u ridid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laafyoo

laafyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg laafyoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg