laahi
(m.l) (-iyo, m.dh)

Qof aan wax xafidin; aan is dhibayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laahi

laahinnimo [m.dh]
Laahi ahaansho.

acuudu-billaahi [Erey Dareen | Exclamation]
Eray Eebbe looga magan galo wixii la sharaysto. ld cawdu-billaahi.

bismillaahi [Erey Dareen | Exclamation]
Bisinkii Alle qabsasho.

cawdu-billaahi [Erey Dareen | Exclamation]
ld acuudu-billaahi.

lillaahi [m.dh]
1. Daacadnimo. 2. L. ah: qof daacad ah.

lillaahidarro [m.dh]
Daacad la'aan.

tallaahi [Erey Dareen | Exclamation]
(dii.) Erey lagu dhawaaqo marka la dhaaranayo.

wallaahi [m.dh]
Dhaar magaca Alle lagu dhaarto. ld walle.

laa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-laayay, -laysay)
ld lay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg