laallaabmid
(m.dh)

ld laablaabmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laallaabmid

laablaabmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaaban¹. ld laallaabmid.

jactad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Dhar iwm si xun u laallaabmid. 2. Hadal jactad ah ku hadlid; asaraarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg