laallaad
(m.l)Ka raaracidda wax meel sare ka raaracaan.
laallaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Wax meel sare ka raaracid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laallaad ↴
caal [m.dh] (-lyo, m.l)
Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
laallaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel sare ka raaricin.
laallaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laallaad². ld laalaadis².
laallaadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laallaadi. ld laallaadis¹.
laallaadis [m.l]
ld laallaadin.
laallaadis [m.dh]
ld laallaadid.
laallaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax meel ka lalmada ahaansho.
laallaadsanaan [m.dh]
eeg laallaadsanaan. ld laallaadsanaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg