laallaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laallaad². ld laalaadis².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laallaadid ↴
laallaadis [m.dh]
ld laallaadid.
raarac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -rici)
Wax meel sare ka soo laallaadid.
laallaad [m.l]
Ka raaracidda wax meel sare ka raaracaan.
laallaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Wax meel sare ka raaracid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg