laaluushid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laaluush².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaluushid ↴
callaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
1. Qof laga rabo in uu hawl qabto deeq yar siin; laaluushid. 2. Alaab yar gaadid raran saarid. ld calaal².
laaluush [m.l]
Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo.
laaluush [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Laaluush siin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg