laamallooye
(m.l)

(bot.) Geed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubantahay, dushana had iyo jeer ku leh caleemo cagaaran. ld laamalloodshe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laamallooye

laamalloodshe [m.l]
ld laamallooye.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg