laancaddaad
(m.l) (-dyo, m.dh)Xilli roobkii da'ayey gabaabsaday, geedihiina caddaadeen, irmaankii xoolaadna caana yareeyeen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laancaddaad ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg