laandhici
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ugaar dabin loo dhigayo geed qoyan u dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laandhici

laandhicin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laandhici. ld laandhicis.

laandhicis [m.l]
ld laandhicin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg