laangare
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Qof lug la' ama ka dhuntinaya; jiis. ld laangarre.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laangare

laangarre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
ld laangare.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg